(Sawirro) Dhambaal laga siday Madaxweyne Xassan Shiikh oo la gaarsiiyey Amiirka Qatar

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta dhambaal uu ka sidey Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud gaarsiiyay Amiirka Qatar. Ergeyga oo casuumad rasmi ah ku tegay dalka Qatar maalintii shalay ayaa maanta kulan la qaatay wasaaradda Arrimaha debedda, isaga oo u … Continue reading (Sawirro) Dhambaal laga siday Madaxweyne Xassan Shiikh oo la gaarsiiyey Amiirka Qatar